“Waxaan Leeyahay Madaxweynaha Isku Soo Dhawe Xisbiyada Tartamaya, Oo Ha La Galo Saaxad Aan Lagu Murmin”

(Berbera news) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa walaac ka muujiyay habdhaqanka siyaasadeed ee ay ku loolamayaan saddexda xisbi qaran ee dalka ka jira.

Axmed Yuusuf  Yaasiin waxa u waramay Telefishanka SAAB waxa uu Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inuu isku soo dhaweeyo musharrixiinta tartanka siyaasadeed ka dhexeeyo

HALKANA KA DAAWO.

Berbera news.