Golaha Guurtida Oo Ku Dhawaaqay Muddo Kordhinta Golayaasha Xukuumadda Iyo Golayaasha Deegaanka

Hargeysa(Berberanews)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay mudda-kordhinta Gollayaasha Qaranka ee ku Waajahan Doorashooyinka Madaxtooyadda, Baarlamaanka iyo Golayaasha Deegaanka.
Xubnaha Guddida Gollaha guurtidu oo saaka fadhi ay yeesheen dhegeystay guddi ay laba maamlmood ka hor u saareen sidii ay usoo qiimayn lahaayeen Xaallada dhinaca Abaaraha baahsan ee ka Jira Dalka iyo muddo-xileedyada dhmaanaya ee Madaxtooyadda, Labada gole ee Baarlamaanka Guurtida Iyo Wakilada Iyo sidoo kale muddo xileedka Golayaasha deegaanka Oo dhamaanaya, kadib markii ay dib u dhaceen dorashooyinkii la filayay inay Somaliland Ka qabsoomaan, ayaa ku dhawaaqay muddo kordhintaa.
Halkan ka Daawo go’aanka golaha guurtida.