Qoyska Uu Ka Soo Jeeday Marxuun Cigaal Oo Baaq U Diray Xukuumadda

(Berbera news) Qoyska uu ka soo jeeday ALLE  ha u naxariistee Madaxweyne hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo cabasho ka muujiyay dhul uu Madaxweyne Cigaal ka dhaxlay Aabbihii oo ay sheegeen laga qaaday iyaga oo farriin u diray xukuumadda Somaliland.

Halkana ka daawo.

Berbera news.