“Wax Siyaasad Ah Oo Aan U Joogo Hargeysa Haba Yaraate Ma Jirto” Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland

(Beberanews) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire,  ayaa markii u horaysa ka hadlay socdaal uu ku joogo magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay in socdaalkiisani aanu la xidhiidhin arrimo siyaasadeed.

 
Halkan ka dhagayso.

Berbera news.