DONALD TRUMP: Aragtidiisa Siyaasadda Dibada ee Guusha uu Sahashay

Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa dhowr qodob oo ka mid ahaa qorshayaashii siyaasadda Dibada ee Donald Trump u fududeeyey guushii kedisada ahayd ee uu ka gaadhay tartankii Madaxweynaninamida maraykanka.