Mareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Qaabkii Uu U Dhacay Wajigii Labaad Ee Heshiiskii Dekeda Berbera Iyo Qodobada Laga Soo Wada Hadlay

HARGEISA , (Berberanews) —Maareeyaha dekeda berbera mudane Cali Xoor Xoor oo kamid waftigii  tagay dalka imaaraadka carabta si ay uso dhamaystiraan wajigii labaad ee heshiiska dekeda berbera, ayaa waxa uu ka hadlay qaabkii u dhacay wajigii labaad ee heshiiska dekeda berbera  iyo waliba qodobadii laga wada  hadlay intii  uu socday heshiiskaasi.
 
Halkan hoose ka daawo muuqaalka