Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Hawd

Hargeysa (Berbera news) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Baligubadle iyo deegaanka Bali-cabane, waxaana dadweynaha ku dhaqan deegaanadaasi ay muujiyeen taageeradda ay u hayaan musharraxa Jamaal Cali Xuseen.

 
12829218_828013210637379_808179308089225301_o

Ujeedada socdaalkan Musharraxa Madaxweynaha xisbiga UCID ayaa ahayd sidii uu ugu kur geli lahaa Diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka ee ka socota gobolka Hawad.

Halkan ka daawo.

Berbera news. Hargeysa