Florida: Wiil 4 sano jir ah oo hooyadii badhida ka toogtay

Florida-(Berberanews)-Waqooyiga Florida ee Dalka Maraykanka, haweenay lagu magacaabo Jamie Gilt, ayaa ka soo kabanaysa dhaawac uu u geystay wiil ay dhashay oo affar sano jir ah,

CdEC_5aUEAEmw_sJamie Gilt, ayaa sida laga soo weriyay waday gaadhigeeda galabnimadii Salaasada ee shalay, ayaa wiilkeeda oo la socday  qaatay qori ay sidatay oo shidhka dambe u yaalay ka dibna ka toogtay xagga dambe (badhida).



Waaxda ka-hortagga iyo baadhitaannada dembiyadda ayaa haatan ku hawlan sida ilma yar oo 4 sano jiray u qaatay qorigaiyo sida uu u gaadhay goobta qorigu yaalay ee uu u riday?