Boobe Yuusuf Ducaale Oo Iska Casilay Xubinimadii Iyo Xilkii Uu Ka Hayay Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Berbera news) Xoghayihii warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Iscasilaadan Boobe Yuusuf Ducaale ayay wararku sheegayaan inay salka ku hayso saluug uu ka muujiyay xubnaha isbaahaysiga KULMIYE oo uu wadahadal maanta u bilaabmay xisbiga WADDANI.

Halkan ka daawo.

 
 

Berbera news. Hargeysa