Daawo: Mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Ayaa Beeniyay Warar ay Ka Qoreen Dalku

Berbera (Berberanews.com) Mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Ayaa Beeniyay Warar ay Ka Qoreen Dalku .Mareeyaha Eng Cabdiraxmaan Cartan Geedi Waxa Uu Seegay inaanu wararkaasi wax sal iyo raadtoona lahayn ee laga been abuuray