Waa kuwee Jilayaasha qaata lacagta ugu badan?

Jilaaga Iron Man, Robert Downey ayaa ah kan helay lacagta ugu badan. Wuxuu helay 80 milyan oo doolar.

Markii ugu horeysay ayey liiska soo galeen jilayaasha shirkadaha dibadda ka ah Mareykanka, taasi oo ah inay 10ka ugu sareeya ku jiraan 3 jilaa oo ka tirsan Bollywood.

Jilayaasha kale ee lacagta badan qaatay sanadkan ayaa waxaa ka mid ah, jilaaga India u dhashay Amitabh Bachchan oo qaatay $33.5m.

1. Robert Downey Jr – $80m

ROBERT-DOWNEY-JR-robert-downey-jr-34334572-500-588

2. Jackie Chan – $50m


Jackie Chan

3. Vin Diesel – $47m

vin-diesel

4. Bradley Cooper – $41.5m

Bradley Cooper

5. Adam Sandler – $41m

Adam Sandler

6. Tom Cruise – $40m

tom-cruise-tom-cruise-18576274-1280-960

7. Amitabh Bachchan – $33.5m

amitabh_bachchan__624x351_getty_nocredit

8. Salman Khan – $33.5m

Salman Khan

9. Akshay Kumar – $32.5m

Akshay Kumar
Akshay Kumar

10. Mark Wahlberg – $32m

Mark-Wahlberg_Acting-Methods_HD_768x432-16x9