Xukuumadda Axmed Siilaanyo oo iskugu Hanbalyeeyay Mudo kordhinta Maanta Golaha Guurtida Usameysay

Hrageysa(berberanews):- Xukuumadda Somaliland ayaa isugu hambalyeysay muddo kordhinta ka baddan wixii la isku raacsanaa, kadib markii ay saaka Golaha Guurtida Somaliland ay cod aqlabiyad ah ugu kordhiyeen Xukuumadda Madxweyne Siilaanyo oo muddo xiliyeedkeedu ku eekaa 26 June 2015, Sanad iyo tobban bilood.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa waxa uu shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa.
HADABA HALKAN HOOSE KA DAAWO

berberanews.com