Sanad Guuradii Todobaatanaad ee Dagaalkii Labaad ee Aduunka oo Laga Xusay Dalka Ruushka

Mosco(berbernews)-Todobaatan Sano ayaa laga Joogaa Markii la soo Afjaray Dagaalkii Labaad ee Aduunka kaasi oo Maaliiyin Dad ah ay ku waayeen Naftoodii Malaayiiin kalana ay ku Naafoobeen Halka Malaayiin kalena ay ku bara kaceen .
287CE71E00000578-0-image-a-3_1431158553332
 
Hahadab Dalka Ruushka ayaa dhoollatus milateri ku soo bandhigay fagaaraha cas ee Moscow si uu u xuso 70 guurada ka soo wareegtay guushii ay ka gaadheen markii ay jebiyeen ciidamada Nazi-yiinta taas oo soo afjartay dagaalkii labaad ee dunida.
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin wuxuu u mahadnaqay isbahaysigii la socday Ruushka dagaalkii labaad ee dunida oo ay ka mid ahaayeen Maraykanka, Britian iyo Faransiiska kaas oo ka caawiyey Ruushka inay ka gacan sarreeyaan Naaziyiinta.
Diblomaasiyiinta reer galbeedku kama qayb gelin dhoolla tuskan, waxayna ka cadhaysan yihiin doorka Ruushku uu ka ciyaaray arrimaha Ukraine iyo Cirmea
287D2C8700000578-3074519-image-m-3_1431162276170287CE71E00000578-0-image-a-3_1431158553332
287CE98000000578-0-image-a-6_1431158649919287D2FD600000578-3074519-image-a-19_1431162641911287CE8C200000578-0-image-a-19_1431159431125
287C4AF700000578-0-image-a-21_1431159487473
 
 
Berberanews.com