Somaliland: Cisbitaalka Caruurta oo Dhaqaale Loogu Yaboohay-Daawo

Hargeysa-(Berberanews)-Barnaamij kaalmo dhaqaale loogu ururinayey cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Magaalada Hargaysa oo ay soo agaasintay marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Weris Sh Maxamed Jirde ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawlada, shirkadaha waaweyn ee ganacsatada ah iyo shaqsiyaad baayacmushtar ah. waxaana kulankaa lagaga dhawaaqay taageerooyin dhaqaale oo kala duwan oo lagu daryeeli doono caruurta ku jirta cisbitaalkaasi gaar ahaan kuwa laga qalo wadnaha.

Halkan ka daawo