Marzouki oo ku guulaystay Doorashada Tunisia iyo Madaxweynihii hore oo caddaalad daro ku tilmaamay

Tunisia-(Berberanews)-Siyaasiga reer Tunisa, Marzouki ayaa la xaqiijiyay inuu ku guulaystay doorashadii madaxweynenimada ee ugu horaysay ee si xor ah loo doorto. Masuuliyiinta doorashada ayaa sheegay inuu ku guulaystay boqolkiiba konton iyo shan.

Mr Essebsi, 88, ayaa la dabaaldagayay taageerayaashiisa, isagoo u sheegaya Tunisiyaanka oo dhan hadda waxay u baahan yihiin inay isla shaqeeyaan. Wuxuu balanqaaday inuu deganaansho abuurayo.141222102352_tunisia_512x288_reuters_nocredit

Dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in guushiisa ay tahay ku soo noqoshada dowladii la riday.

sidoo kalena, Madaxweynaha kumeelgaadhka Moncef Marzouki , oo xukunka hayay tan iyo 2011-kii ayaa sheegay in sheegashada guusha ay tahay mid aan dimoqraadig ahayn.
Mr Essebsi, 88, ayaa la dabaalgagayay taageerayaashiisa, isagoo u sheegaya Tunisiyaanka oo dhan hadda waxay u baahan yihiin inay isla shaqeeyaan,wuxuuna balanqaadayinuu deganaansho abuurayo.

Dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in guushiisa ay tahay ku soo noqoshada dowladii la riday.
Natiijada rasmiga ah ayaa la sugayaa caawa, fikradaha dadka codaynaya laga soo qaaday ayaa sheegaya inuu Essebsi helay 55.5%.
Doorashada ayaa ah qaybtii ugu danbaysay ee Tunisia ay domoqraadiyad ugu gudbi lahayd, kadib 2011 markii xukunka laga riday madaxweyne Zine- el Abedine Ben Cali.