DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Go’aankii Ay Guddida HOODAALE Muuse Biixi Ugu Doorteen Musharaxa KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Galabta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu Safar ugu maqanaa Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa markii u horaysay waxa uu ka hadlay Go’aankii ay Guddida Beesha Sacad Muuse ee HOODAALE ay ku kala reebeen Musharaxa Madaxtinimadda Xisbiga taladda haya ee KULMIYE, kuwaas oo Guddoomiye Muuse Biixi u xulay inuu noqdo Musharaxa Beeshaasi ee Xisbiga KULMIYE.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.