DAAWO: Wasaaradda Caafimaadka Oo Si Aan Cadayn Uga Hadashay Eedo Musuq-maasuq Oo Loo Jeediyay

Hargeysa (Berbera news) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Cismaan Xuseen Warsame oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Fadeexaddo Musuq-maasuq oo loo jeediyay, kuwaas oo ay baahiyeen Warbaahinta Madaxbanaani.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.