Xiddigaha Geeska oo  Hambalyeeyay Lammaaha Mursal Muuse iyo Khadra Sinimo 

Guddoomiyaha Kooxda Xiddigaha Xasan Saleebaan Dhuxul
Guddoomiye-xigeenka Axmwed-weli Ibraahin Maxamuud Furinle
Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo)
Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jeylaani)
Maxamed Siciid C/laahi (Xarrago)
C/raxman Caydiid Oday
Maxamed Axmed Bakaal (Cirro)
Asma Axmed Ismaaciil (Asma love)
Sidiiq Maxamuud Gahayr
Sidiiq Maxamuud Burmad
Caydaruus Ismaaciil Cabdi
Jamaal Liibaan
Hodan Cabdiraxmaan Dheere
Maxamed Miyri Xaaji
Cabdihani Xaashi Cabdillaahi
Mustafe Saleebaan
Xamda Cabdi Kinaal
Abokor Axmed Sheekh
Ifraax Axmed Ciise
iyo Khadra Baashe

Waxay dhammaantood Kooxda Xidigaha Geesku Hambalyo u dirayaan lammaanaha Mursal Muuse Cumar iyo Khadra Cabdi Sinimoo oo saaka gabadhi ugu dhalatay magaalada Hargeysa.
Waxaannu leenahay soo barbaar oo noqo tii dalkeeda, diinteeda iyo dadkeedaba anfacda..

Aammiin

mursal and khadra