Daawo: Xukuumadda Somaliland Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Hawl-galkii Ay Ciidamada Qaranku Ku Galeen Degmadda Taleex

Hargeysa (Berbera news) Wasiiradda Gaashaandhiga iyo Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Goboladda Bariga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami iyo Cali Maxamuud Axmed oo Shir Jaraa’ud ku qabtay Magalaadda Hargeysa ayaa Ka hadlay hawlgalii ay Ciidamadda Somaliland ay Shalay ku galeen Degmadda Taleex oo uu ka socday Shirka Saddexaad ee Maamul u samaynta Khaatumo, waxaanay Wasiiraddani ay sheegeen in Ciidamadad aanay wax iska cabin ah la kulmin.
Geetska kale isla arrintan taleex waxa hadlay laba Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo ka soo jeedda Degmadda Taleex, kuwaas oo kala ah Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho.
5 Bishii Abril ee Sanadkan ayay Ciidamadda Somaliland galeen Degmadda Taleex, waxaanay saacado ka dib ay dib soo baxeen.
 
 
 
 
Halkan Ka Daawo.
 
http://youtu.be/GuhfJ1hIWyY
 
 
Berbera news/Hargeysa.