Dhagayso: Guddidii Shirguddoonka Shiweynihii KULMIYE Oo Sheegay Inay Sifo Sharci Ah U Mareen Shaacintii Liiska Golaha Dhexe

Hargeysa (Berbera news) Guddidii Shirguddoonka Shirweynihii saddexaad ee Xisbiga KULMIEY ayaa sheegay in liiskii Golaha dhexe ee ay Khamiistii Todobaaddkii hore ay shaaciyeen u mareen sifo-sharciga waafaqsan, waxaanay jawaab ka bixiyeen eedihii ay Shalay u jeediyeen Hoggaanka sare ee Xisbiga KULMIYE.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa.