Daawo: Xisiga WADDANI Oo Khuddbadii Shalay Madaxweynuhu Ka Jeediyay Baarlamaanka Ku Tilmaamay Mid  Ay Dhaliilo Badani  Ka Muuqdeen

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xiggeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay inay xisbi ahaan dhaliilsan-yihiin Khubadd Sanadeedkii Shalay Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyay Baarlamaanka, waxaanu tilmaamay in Khudbadaasi ay dhaliilo ka muuqdeen.
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.