Dhagayso: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Soo Dhaweeyay Qabashadda Shirweynaha KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde oo maanta ka qayb-galay Shirweynihii saddexaad ee Xisbiga KULMIYE oo lagu soo marti-qaaday ayaa sheegay inay Xisbi ahaan bogaadinayaan qabashadda Shirkaasi KULMIYE.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
10856
 
 
Berbera News/Hargeysa