Dhagayso: Wasaaradda Maaliyadda Oo Dhinac Iskaga Leexisay Eedo Musuq-maasuq Oo Loo Jeediyay

Hargeysa (Berberanews)  Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Saleebaan Jaamac Diiriye oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin eedo la xidhiidha Musuq Dhaqaale ah oo loo jeediyay Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, kuwaas oo ay daabaceen qaar ka mid ah Warbaahinta Guddaha.

 Halkan ka dhegayso shirka jaraa’id ee Agaasimaha

 DSC01117

Berbera News/Hargeysa.