Maareeyaha Guud ee Dahabshiil oo Go’aan Dawladda Britain ka soo saartay Dacwaddii u dhaxaysay Barclays Bank- Dhegayso

London-(Berberanews)-Maareeyaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa daboolka ka qaaday in dawladda Britain ammar ku siisay Bangiga Barclays inaanu joojin xisaabaadka Shirkadda Dahabshiil.

Dhegayso Cabdrirashiid Maxamed Siciid oo waraysi BBC-da uu siiyay arrintaa kaga hadlay.

Berberanews.com


info@berberanews.com