Halkan ka dhegayso Nuxurka Khudbad Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Caawa ka jeediyay Fagaaraha 26ka June ee Berbera

Berbera-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbiga xukuumiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu caawa  ka jeediyay  fagaaraha 26ka June ee magaalada Berbera waxa uu kaga hadlay ujeedada safar uu shalay ku yimi magaalada Berbera, kaasoo uu sheegay inuu ka koobanyahay la-xisaabtanka masuulliyiintii Madaxweynuhu u magacaabay Gobollada dalka inay yihiin qaar fuliyay ballanqaadkii xisbiga KULMIYE iyo in kale.

Halkan ka dhegayso Hadalka Muuse Biixi oo dhammaystiran.

[audio:http://www.berberanews.com/wp-content/uploads/2011/11/Khudbaddii-Mujaahid-Muuse-Biixi.mp3|titles=Khudbaddii Mujaahid Muuse Biixi]