Video: Shirka Dubur oo galay maalintii afraad iyo nuxurka khudbado ay ka jeediyeen Mujaahid Dhegaweyne, Xildhibaan Qabille, Muuse-dalab iyo xubno kale

 Dubur-(Berberanews)- Shirka Beesha Gobolka Saaxil (Ciise Muuse) oo galay maalintii afraad, ayaa waxa halkaa ka hadlay siyaasiyiin, cuqaal iyo xildhibaanno, kuwaasoo xukuumadda Somaliland ku dhalliilay farogelin ay sheegeen inay ku hayso, gaar ahaan maamulka Gobolka Saaxil.
 

Halkan ka daawo