Murankii kataagnaa halka uu kudhashay madaxweyne Barack Obama oo sooo idlaaday

Waxaa soo afjarantay doodii laxiriirtay halka uu kudhashay madaxweynaha madowga ah ee wadanka mareykanka Barack Obama kadib markii uu madaxeweyne Barack Obama kahadlay arintan muranka dhalisay

Hogaamiyaha mareykanka oo shir jara id kuqabtay guriga cad ee looga arimiyo mareykanka waxaa uu sheegay in uu layaabay sabababta waqtigaan keentay in la is weydiiyo meesha uu kudhashay

Madaxweyne Obama waxaa uu sheegay in uu isagu kudhshay gobalka Hawaii ee wadanka mareykanka oo ah gobal uu kuxoogan yahay xibsiga uu hagaamiyo ee dimuqraadiga

Wakiilo katirsan aqalka cad ,saxafiyiin iyo indheer garad mareykan ah ayaa waxaa ay maalmihi lasoo dhaafay kudheeraadeen kahadalka goobta uu kudhashay madaxweynaha asal ahaan kazoo jeeda Afrika

Prof. kutaqasusay cilmiga siyaasada oo wax kadhiga jaamadacada Ohio University ayaa usheegay jariirada New York Times in hadii ay cadan laheyd in uusan Barack Obama kudhalan mareykanka uu kadagi lahaa talada aqalka cad

Xaq umalahan qof aan kudhalan ciida mareykanka in uu hogaamiyo aqalka cad wxaana ay tani imaaneysaa iyadoo madaxweyne Barack Obama uu isku diyaarinayo in marlabaad uu hogaamiyo Mareykanka