83 qof oo kudhimatay roobab dabeylo watay oo kudhuftay koonfurta wadanka Mareykanka

Inta la ogyahay 83 qof ayaa geeriyootay kudhowaad boqolaal kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii roobab dabeylo wata ay kudhufteen koonfurta wadanka Mareykanka

Wararka ayaa sheegay in gobalka Alabama ay kugeeriyoodeen 61 qof kadib markii ay daadku isku dhaafeen guud ahaan gobalka waxaana ay jareen biyuhu ilaa iyo masaafo dhan dhowr mile

Halka layiraahdo Mississippi waxaana iyana kugeeriyooday 11 ruux iyadoo gobalka Georgia ay kugeeiyoodeen 4 ruux dhawac ayaana kudhow dhowr boqol oo qof

Dad badan ayaa lagu soo waramayaa in ay kugur yo beeleen agaas kadib marmii ay roobabku dumiyeen guryahoodii qaarna baananka ay xalay kuhoydeen

Kooxaha gurmadka ayaa lagu soo waramaayaa in ay bilaabeen in ay caawimaad ufidiyaan dadka qasaaradu kazoo gaartay roobabkaan dabylaha wadata waxaana lagayaabaa in qasaarahu intaas kabadan karo