Wararkii u danbeeyay dagaalka Alshabaab iyo Liyu Police-ka Deegaanka Somalida

Jigjiga-(Berberanews)-Saraakiisha dowladda deegaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa markii u horreysay si rasmi ah uga hadlay dagaal gudaha deegaanka ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan Ururuka Al-Shabaab iyo ciidanka booliska gaarka ah ee gobolka ee Liyuu booliska loo yaqaan.

Al-Shabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay weeraro ku qaaday deegaannada Caato iyo Yeed ee gobolka Bakool ee Soomaaliya oo ah deegaanno ku dhow xadka Ethiopia, iyadoo maleeshiyada al-Shabaab ay sidoo kale gudaha u galeen Ethiopia ilaa iyo 70 km.

Halkan ka dhegayso