Biden oo jeediyay sharci cusub oo dadka magangelyo doonka ah

WASHINGTON — Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa soo jeediyey sharci cusub oo dedejinaya hanaanka dacwadaha ee dad gaar ah oo magangalyo doonka ka mid ah, kuwaas oo ku sugan xadka Mexico iyo Maraykanka.

Hase yeeshee, qorshahan ayaa la kulmay diidmo ka imanaysa dadka soo galootiga u dooda iyo kuwa maamulka dhaleeceeya.

Warbixintan oo uu diyaariyey xafiiska wararka ee VOA, waxaa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Sandheere.