Dagaal khasaare badan ka dhashay oo Diinsoor ku dhexmaray Ciidammada Somalia iyo Alshabaab.

DIINSOOR-(Berberanews)-Wararka ka imanaya degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa sheegaya, in dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu gelinki danbe ee shalay halkaasi ku dhaxmaray, malleeshiyo ka tirsan Al-shabab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.

Halkan Dhegayso warbixinta uu Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh oo ah Weriye ka hawlgala VOA Somali.

Dhegaysi wacan