Isku aadka wareega 16ka kooxaha ee  Champions League

Ciyaaraha-(Berberanews)-Kooxda heysata horyaalka ee Chelsea ayaa wareega 16ka Champions League la ciyaari doonta kooxda reer France ee Lille ka dib markii isku aadka wareega 16-ka uu dhacay markii labaad.

Kooxda heysata horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa wajihi doonta kooxda reer Portugal ee Sporting Lisbon.
halka Liverpool oo lix jeer ku guuleysatay ay la ciyaareyso kooxda saddexda jeer ku guuleysatay ee Inter Milan.

Manchester United ayaa wajihi doonta kooxda heysata horyaalka Spain ee Atletico Madrid.

Isku aadka wareega 13-ka ah, kooxda heysata 13-ka jeer ee Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda awooda badan ee Faransiiska ee Paris St-Germain.

Champions League last-16 draw:

• Red Bull Salzburg v Bayern Munich

• Sporting Lisbon v Manchester City

• Benfica v Ajax

• Chelsea v Lille

• Atletico Madrid v Manchester United

• Villarreal v Juventus

• Inter Milan v Liverpool

• PSG v Real Madrid

Berberanews.com