Copa America Champions: Chile Oo Markii Ugu Horaysay Taariikhdeeda Ku Guulaysatay Koobka Copa America, Xili Ay Rekoodhayaal 4:1 Ah Ku Garaacday Argentina

Chile (berberanews) Xulka qaranka Chile ayaa markii taariikhdeeda ugu horaysay ku guulaysatay Copa America kadib markii ay rekoodhayaal 4:1 ah ku garaaceen Argentina.
Chile-oo-ku-guuleysatay-Copa-America-650x360
 
 
Chile iyo Argentina ayaa is mari waayay 120 daqiiqo oo ay ciyaareen taas oo ugu danbayn keentay in rekoodhayaal lagu kala saaro, waxaana koobka Copa America 4:1 ku qaaday
images (2)images (6)images (7)images (5)images (2)
Berberanews.com