Saadaashii 3-aad ee Copa America oo Rumowday iyo Argentina oo soo baxday Semefenalka+Sawiro

Litin America (berberanews) Xulka Argentina oo ka mida Wadamada ugu adag ee ka qeyb galaya Copa America 2015 kadib markiia ay Rigoorayaal 5-4 uga  badiyeen Xulka Colombia oo aan dab yar shideyn, waxaana argentina Goolka Guusha ee Rigooradii ugu dambesyay u xaqiijiyay Weeraryahankooda 2011 ka qasaariyay Rigooradii ay ku hareen Carlos Tevez kaasoo dhinaca ka dhigay Goolhayaha Xulka Colombia iyo Kooxda Arsenal ee Dalka Ingiriiska  David Ospina.
2A03EA2F00000578-0-image-a-9_1435364865367-500x229
Xulka Argentina ee u Gudbay Sami Finalka Coppa America 2015 ayaa ku dhici doona hadii Alle idmo Xulalka Brazil iyo Paraguay kii soo badiya Kulankooda Maanta,Halka Martigaliyaha Koobkaan Chile uu isna ku dhici doono Xulka Peru oo sami finalka Copa America 2015 u soo baxay
Saadaalintii 4 Xul ee aan sameynay una gudbaya wareega Sami Finalka Copa America 2015 waxaan Xaqiijinay Sadaallintii 1 iyo tii 3 oo ay ku soo kala  Baxeen Wadamada Chile iyo Argentina,waxaana ku Guuldareysanay Sadaalintii 2 oo ay ku soo Baxeen Xulka Peru ka dib markii aan u saadaalinay Ciyaartaasi inay soo bixi doonaan Xulka Bolivia,waxaaan sugeynaa Saadaalinta 4 inay Rumowdo Maanta ka dib Markiia aan u saadaalinay Kulankaan inay soo bixi doonaan Xulka Macalin Dunga ee Brazil oo Koobkaan hantiyay Markii Ugu dambeysay 2007 la arkid oonee saadaasha 4 inay Rumowdo.
2A04218A00000578-0-image-a-22_1435366491137-500x3622A03F2D700000578-0-image-a-2_1435364470243-500x333
Berberanews.com