Markii ugu horeeyay ee qaxooti sida oo ku xidhay marsada berbera

Habenkii xalay abaara 1:00Am soo gaadhay Dekeda Berbera M/v Noba oo sida 174 ruux oo qaxooti kasoo cararay dagaalada dalka Yaman kasocda, dadkan oo isugu jiray Somali iyo yamaniyiin ayaa masuuliyiinta hay’adaha dawlada ee Gobolka Saaxil oo halkaa ugu diyaar garoobay
Daawo

Berbera