Dhagayso: Xildhibaan Cali Aareeye Oo Xisbsiga KULMIYE Ku Masaleeyay Kacaankii Iyo Dhergigii Mingiste

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Cali Sh. Ibraahim Aareeye oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, isla-markaana ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku tilmaamay inuu hayo Wadaddii taladda seejisay Nidaamkii Kacaankii Dhargiga ee Minigste Haile Mariam ee Hoggaamin-jiray Dalka Itoobiya, waxaanay tilmaamay in ay hoos u dhacday Kalsoonidii ay Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo ka haysatay Shacabka Somaliland.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.