Cabdi Good oo Barnaamijkii Isir-raaca Af-soomaaliga ka joojiyay Telefiishanka Somali Channel-Daawo

Cabdi Good oo Barnaamijkii Isir-raaca Af-soomaaliga ka sii dayn jiray Telefiishanka Somali Channel, ayaa gebi ahaanba joojiyay Telefiishaankaas, waxaannu sammaystay Youtube Channel uu soo geliyay Barnaamijkii laga filyay inuu kabaxo Telefiishankaas, lamana garanayo sababta keentay inuu Cabdi Good ka tago Telefiishankaas.



Halkan Ka Daawo Barnaamijkii uu soo saaray Cabdi Good oo uu soo geliyay Youtubeka