Daawo: Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Ku Eedeeyay Inay Sabab Yihiin Khilaafka KULMIYE

Hargeysa (Berbera news)  Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed ayaa Wasiiro aanu magacoodda xusin oo Xukuumadda ka tirsan ku eedeeyay inay wadaan Qorshe lagu bur-burinayo Xisbiga KULMIYE.
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/WalUueFv_RU
 
Berbera news/Hargeysa.