Guddoomiyaha Maxkammadda Sare ee Somaliland oo xoriyaddiisa u soo celiyay nin maxkammaha Saaxil ki xukuntay inuu al-shabaab ka tirsanyahay .Video

Hargeysa (Berberanews) – Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay dacwad la xidhiidha wiil dhalinyaro ah oo sanadkii hore ciidamada booliska Magaaladda Berbera u qabteen eedaymo la xidhiidha inuu xidhiidh la leeyahay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Somaliya.