Hambalyo :Musharaxa Xisbiga UDUB Mudane Jamal Cali Xuseen

London-(Berberanews)-Marka hore salaam sharaf badan dhamaan Umada Somaliland meel kasta ay joogaan , gaar ahaan Umada bahwadaagata ee Xisbiga UDUB.
Annaga oo ah jaaliyada Xisbiga UDUB ee UK gaar ahaan magalada London waxaan si wayn oo sharaf leh ugu hamabalyaynaynaa musharaxa Xisbiga UDUB ee Jamal Cali Xuseen ee lagu doortay Maanta. Waxaanu leenahay in ay manta UDUB garaty hal doorka wayn ee wax ku soo kordhin kara UDUB iyo guud ahaan Somaliland.
Taageero buuxda ayaanu u haynaa Madaxwayanaha Mustaqabalka ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Jamal Cali Xusseen. Ilahay ha kuu fududayo hawsha aad gashay.
Taageeraysha London ee xisbiga UDUB.
Hassan Ahmed
Hassan.caafi@gmail.com