Pakistan oo samaysatay taangi casriya oo aan dunida laga heysan?

Pakistan-(Berberanews)-Milateriga casriga ah ee waddamada caalamka waxay qalabkooda ka saareen hub aad muhiim u ah oo la isticmaali jiray waa hore. Waa nooc ka mid ah taangiyada oo lagu tilmaamay in ay yihiin hub laga gudbay, balse milateriga Pakistan ayaa go’aansaday in uu dib u casriyeysto hubkaas. Labaatankii sano ee lasoo dhaafay waxay Pakistan ku … Continue reading Pakistan oo samaysatay taangi casriya oo aan dunida laga heysan?