Waa tee Magaalada ugu faca weyn dalka Djibouti?

Djibouti-(Berberanews)-FARADIL, waxaa loo yawiinsanyahaya magaalada ugu qaddiimisan ee Jamhuuriyadda Djibouti.

Magaalada waxaa la deganaa ilaa qarnigii 18aad sida ay dadka deegaanku sheegeen, waxaanay xuddun u ahayd ganacsiga u kala gudba magaalada ee Herrer ee Ethiopia iyo Saylac oo Somaliland ah.

Magaalada waxaa dhexmara jidka tareenkii hore ee Djibouti iyo Ethiopia isku xidhi jirar ka hor intii aan loo guurin jidka tareenka Casriga ah.

Qays Qaysar oo ah youtubet caan ah, ayaa kasoo diyaariyay warbixin ku saabsan muuqaalka Faradil iyo taariikhdeeda faca weyn lehba.

Daawasho wacan