Wasiirro ka tirsan Golaha Ingiriiska oo Karantiin la geliyay

London-(Berberanews)-Saddex wasiir oo ka tirsan golaha wasiirrada UK ayaa la karantiimeeyay ka dib markii ay xidhiidh dhow la sameeyeen ra’iisul wasaare ku xigeenka Australia, Barnaby Joyce, oo markii dambe laga helay cudurka ‘Covid’. Dominic Raab, ku xigeenka ra’iisul wasaaraha iyo xoghayaha cadaalada, Grant Shapps, xoghayaha gaadiidka, ayaa karantiil la geliyay ka dib markii ay xidhiidh … Continue reading Wasiirro ka tirsan Golaha Ingiriiska oo Karantiin la geliyay