Wasiir Ciise Kayd oo Qudbad Cajiiba Qadiyadda Somaliland ugu bandhigay Dowlada iyo Shacabka Canada

Ottowa (Berbera News)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale oo socdaal shaqo ku jooga dalka Canada, ayaa caasimadda dalkaas ee Ottowa kaga qayb-galay shirweyne kor loogu qaadayo qaddiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland. Shirkan oo ay ka qayb-galeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Canada isla markaana ay goob-joog ka ahaayeen … Continue reading Wasiir Ciise Kayd oo Qudbad Cajiiba Qadiyadda Somaliland ugu bandhigay Dowlada iyo Shacabka Canada