Somaliland oo caddaysay mowqifkeeda dagaalka Ethiopia

Hargeysa (Berberanews)–Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horraysay caddaysay mowqifkeeda ku sallaysan dagaalka la socda dalka Ethiopia. Wasiirka wasaaradda  arrimaha dibada Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in Sonaliland dhex ka tahay colaadda Ethiopia, “Waxaanu taageer sanahay waxkasta oo nabadgelyo iyo dhex dhexaadin ah oo Itoobiya ka socda, anaga Somaliland ahaan  in aanan faragalin siyaasada … Continue reading Somaliland oo caddaysay mowqifkeeda dagaalka Ethiopia