WADDANI oo farriin baaq culus xambaarsan u kala diray Beesha Caalamka iyo shacbiga Somaliland

Hargeysa (Jam)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay saamayntooda xooggan u adeegsadaan sidii Somaliland uga bixi lahayd khilaafka siyaasadeed iyo dhibaatooyinka dastuuriga ah ee la xidhiidha arrimaha doorashooyinka. Xoghayaha Arrimaha Dibadda WADDANI Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo soo saaray warsaxaafadeed ku qoran luqadda Ingiriisiga oo Jamhuuriya u rogay Afsoomaali, waxa … Continue reading WADDANI oo farriin baaq culus xambaarsan u kala diray Beesha Caalamka iyo shacbiga Somaliland