Muslimiinta Shiinaha oo laga hor joogsaday Soonka

Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta deegaanka gobolka Xinjiang ee galbeedka Shiinaha ayaa Muslimiinta ka mamnuucay in ay soomaan inta lagu jiro bishan barakaysan ee Ramadaanka. Dadka la badhtilmaameedsaday ayaa waxaa ka mid ah shaqaalaha dowladda, macalimiinta iyo ardayda, kuwaas oo ka soo jeeda qowmiyadda Uighur ee laga tirada badan yahay ee degta gobolkaasi isla markaana … Continue reading Muslimiinta Shiinaha oo laga hor joogsaday Soonka