Halkan Ka Daawo Taariikh Dheer Oo Ku Saab San Samadoon Xaaji Cabdi Waraabe

Hargeysa (berberanews)Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Xaajiga cabidi ayaa waxa uu ku bilaabay in uu ku dhay laagta halka madaarku ku yaalo ee Uubaale  masalaha Hargeysa Taariikhduna waxa ay aheyd sida uu xaajigu sheegay waa xili can ah waxa la odhan jiray Gugii Caanoweyne in kastaoo uu xaajigu sheegay in xiligaa waxba la qori jirin.

download (5)

Waxaa xaajiga wareeystay xiligaa wariyaha rug cadaadiga ahaa ee imikana ah wasiira Dawlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Max,ed Rashiid mudooyinkan danbane xanuun u jiifay alle caafimaad sareecan ah hasiiye. Halkan ka daawo Dhawr Qeyb Bood

Taariikh Xiisele Halkan Ka Daawo

Qeybta1aad

Qeybta 2aad Qeybta 3aad Qeybta 4aad Qeybta5aad Qeybta 6aad

 Berberanews ku Xidhnoon ilaa taariikhaha la soo dhaafay iyo wacyiga jira imika

Qeybaha Danbena Waan indiin Soo Gudbin doo hadii Alle yidhaahdo

C/qaadir Askar