Ninkii Ikhtiraacay qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov oo geeriyooday

RUSSIA(berberanews) Ninkii sameeyay qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov ayaa geeriyooday isaga oo 94 jir. Kalashnikov waxa uu ku dhashay saboolnimo sanadkii 1919, dhulka buuraleyda fog ah ee Atlai ee Ruushka. Waxa uu ka mid ahaa 17 caruur ah oo qoyskuudu lahaa. Kalashnikov qorigiisa waxa uu noqday qori shaqsiyeedka rasmiga ah ee dalkii Midowgii … Continue reading Ninkii Ikhtiraacay qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov oo geeriyooday