Burma: Isir-gumaadka lagu xasuuqayo Muslimiinta oo meel halisa maraya iyo Caalamka oo afka ka xidhay

Naypyidaw(Berberanews):- Muslimiinta dalka Burma oo dagaal sifeyn ah ay ku wadaan Budhiiska Sanamka caabuda oo ay Yuhuuddu maal-geliso, ayaa hadda bilaabay inay si fool-xun oo isir-gumaad ah u xasuuqaan xattaa Carruurta Muslimiinta dalkaas, kuwaasoo aanay illaa hadda Hay’adaha u dooda Xuquuqda Aadamaha iyo beesha caalamka aan midkoodna ka hadal xasuuqa Islaamka Burma lagu hayo. Isir-gumaadka … Continue reading Burma: Isir-gumaadka lagu xasuuqayo Muslimiinta oo meel halisa maraya iyo Caalamka oo afka ka xidhay